Daawo:Boqor Burhaan iyo isimada Puntland oo ka hadlay Arimaha Doorashada iyo Sicir bararka Puntland

boqorka

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ay waheliyaan Isimada Puntland ayaa ka hadleen sicir bararka baahsan ee curyaamiyey Puntland, waxayna baaq u direen dhinacyada isku maandhaafsan Siyaasadda & Arrimaha Doorashooyinka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.