Daawo:Maxamed Kaasim oo Muqdisho kaga dhawaaqay inuu Yahay Musharax Xildhibaan

kaasim

Musharax Xildhibaan Hon Mohamed Kassim Ali ayaa maanta Muqdisho kaga dhawaaqey Musharaxnimada Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kursiga Deegaan Doorashadiisa tahay Jubbaland Hope 123.

Munaasabada uu ku shaacinaayey Musharaxnimadiisa Hon Maxamed Kaasim ayaa waxaa ka qayb galay waxgarad, aqoon yahano, dhalinyarao, haween iyo masuuliyiin kale waxay dhamaantood sheegeen inuu Musharax Maxamed Kaasim yahay qofka ku haboon Kuriga HOPE 123.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.