Kulan looga hadlaayo sidii Soomaliya ku meel gaar loogu celin lahaa oo Garoowe ka furmaya

Herotage

Magaalada Garoowe ee Caasumada Maamulka Puntland ayaa waxaa ka Furmaya Kulan looga doodayo Sidii Soomaali ku meel gaar loogu celin lahaa.

Shitkaan oo dhaqaalo ku bixiyeen dalal Shisheeye oo ay ka mid yihiin Imaaradka iyo Kenya iyadoo la adeegsanayo Siyaasiyiin ay kamid yihiin Madaxwaynaha Maamulka Puntland, Madaxwaynayaashii hore ee Soomaaliya iyo Siyaasiyiin Kale.

Ujeedka Shirkaan ayaa ah sida ku cad hadal ku dhagiisa in dalka Soomaaliya dib loogu celiyo ku meel gaar si beesha caalamka iyo dalalka dariska ah ay usoo faragaliyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.