Daawo:Taliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray Caabudwaaq

dhoore

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka soomaaliyeed Jeneraal Maxamed tahaliil biixi iyo saraakiil uu hogaaminaayey oo kormeer ku maraayey degaanda Galmudug ayaa maanta gaaray magaalada Caabudwaaq ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada xoogga iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.