Sawiro:Faqi oo ka qeyb galey shirweynaha Wadatashiga Gudoomiyasha Gobolada iyo Degmoyinka koonfurgalbed

fiqi

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka KGS Cali Saciid Faqi ayaa ka qeyb galey shirweynaha Wadatashiga Gudoomiyasha Gobolada iyo Degmoyinka KGS oo maalintii Afaraad Baydhabo ka socodo.

Shirka oo ay soo qaban-qaabisey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa looga hadlay Baahiyaha Ka jira deegannada Koonfur Galbeed iyo Mashaaricda hor marineed,  sidokale waxyaabaha uga qabsoomay howlaha ay bulshada u haayaan, ayadoona su’aallo lagu weydiinayo wasiiradda wasaaradaha  dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

waxaana manta kasoo qeyb galay  wasiiradda wasaradaha Caafimaadka, Haweenka , Tamarta , Howlaha Guud , Gargaarka iyo musiibooyinka iyo Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.