Daawo:Musharaxii Madaxwayne ee Diiday inuu ka qayb galo shirka Musharaxiinta

fiqi

Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Dr Cumar C/qaadir Axmed Fiqi ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu u sharaxan yahay ilka Madaxwaynaha Soomaaliya.

Munaasabad ka dhacaday Magaalada Muqdisho oo ay ka qayb galeen bulsho aad u tira badan oo ay kamid yihiin Imaan, Ugaayo, waxgarad, siyaasiyiin ayuu Musharaxa Madaxwayne Cumar Cabdiqaadir axmed Fiqi ku sheegay inuu diiday inuu ka qayb galo shirkii Musharaxiinta Madaxwaynayaasha ugu soo dhamaaday Muqdisho, waxuuna kuwaas ku tilmaay Fursad doon balse asagu yahay Isbadal Doon.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.