Shiiq Shariif oo u dhoofay Baydhabo

Shariif

Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo kana mid yahay Xoghayaha guud ee Midowga Musharrixiinta Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa goordhow ka duulay Magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda magaalada Baydhabo.

Soo dhaweynta Wafdiga Madaxweynihi hore mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka socota magaalada Baydhabo.

Ujeedka Shiiq Sharif uu ku tagaya Baydhabo ayaa ah sidii uu uga dhaadhicin lahaa Madaxwaynaha Koonfurgalbeed inuu la noqdo gudiga doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.