Sawiro:Laftagareen oo Baydhabo ku Daah-furey Shirka Gobalada iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magaalada Baydhabo ku Daah-furey Shirka Guddoomiyayaasha Gobalada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed.

Shirkan oo socon doono muddo shan maalmood ah ayaa waxaa ka qeybgalaya dhamaan Guddoomiyaasha Sedaxda Gobol iyo tobon iyo sideedda Degmo ee Koonfur Galbeed waxaana shirkan soo qaaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha, dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo ay taageero ka helaysa USAID iyo TIIS+.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.