Daawo:Warmurtiyeedkii Shirka Midawga Musharrixiinta oo Loo Soo Gebagebeeyay

xasanshiiq

Waxaa maanta si rasmi ah loo soo gebagebeeyay shirka wadatashiga midowga musharrixiinta oo mudda lix maalmood ah Muqdisho ka socday.

Afhayeenka midawga Musharrixiinta, Ridwaan Xersi Maxamed ayaa warbaahinta u aqriyay war-murtiyeedka ay shirka kasoo saareen musharrixintu.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.