Daawo:Beesha karanle hawiye oo kasoo horjeesatay hadal ka soo yeeray odayaal sheegtay beesha hawiye

xasanxaad

Kulan Beesha Karanle Hawiye Muqdisho ku yeesheen ayaa waxay kaga soo horjeesteen hadal kasoo yeeray Odayaal uu kamid yahay Xasan Xaad oo sheegtay Magaca hawiye.

Beesha Karanle Hawiye ayaa sheegtay Xasan iyo kooxdiisa inaysan matalin Hawiye waxayna ummada Soomaliyeed beesha ka raali galinaysaa hadaladii kasoo yeeray ninkii sheegtay inay matalaan Hawiye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.