Daawo:Cabdikariim Xuseen guleed oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

cabdikariimxuseen

Musharax Madaxweyne,ahaana Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa lagu soo dhaweeyey Magaaladda Muqdisho, waxaana soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay qaybaha Bulshada iyo Xildhibaano ka ay kamid yihiin Mahad Salaad, Odawaa iyo cabdiQaybdiid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.