Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele oo loo doortay Yuusuf dabageed

dabageed

 Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa Madaxweyne ku-xigeen u doortay Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed kaddib markii uu helay 87 cod, halka musharaxa la tartamayay Maxamed Maxmauud Cabdulle uu isna helay 12 cod.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Mudane Cabdixakiin Luqmaan, waxa uu ku dhawaaqay in tartanka Madaxweyne ku-xigeenka uu ku guuleystay Mudane Yuusuf Axmed Hagar, kaasi oo afarta sano ee soo socota noqonaya Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.