Madaxwaynaha Hirshabeele oo loo doortay Cali Guudlaawe

guudlaawe

Xildhibaannada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa gordhaw madaxdweynaha cusub ee afarta sano ee soo socota hogaamin doono udoortay Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) .

Mudanayaasha golaha oo gaaraya 99 mudane waxaa ucodeysay madaxweynen Cali Guudlaawe 86- mudane halka 13- kalane ay codkooda siiyeen musharax Cabdiraxmaan Jimcaale Cusmaan oo la tartamayay ma jirto wax ka aasmusay.

Hada waxaa socoto codeynta madaxweyne kun xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle oo ay ku tartamayaan Musharax Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf dabageed) iyo Musharax Maxamed Maxamuud Cabdulle (M. dheere).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.