Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2020

Ugaas

Sawiro:Suldaan Cabdiqani oo kulan Sagootin ah loogu sameeyey Caabudwaaq

19th October 2020 admin 0

Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud lugu Qabtay Kulan lugu sogootinaayo wafti uu hogaaminaayo suldaan cabdiqani suldaan xasan suldaan Cali baalle oo dhawaan soo gaaray dagmada. […]

boliis

Sawiro:Taliyaha booliska Oo kormeeray baraha laga ilaaliyo Amniga Muqdisho

19th October 2020 admin 0

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) Taliyaha qeyb-ta guud ee gobolka banaadir taliyaha ciidamada sida gaar ah u tababaran ee haramcad […]

qoorqoor

Qoorqor oo Agaasime cusub u magacaabay Madaxtooyada Galmudug

19th October 2020 admin 0

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa Md Cusmaan Macallin Xasan loogu magacaabay Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Galmudug. Cusmaan […]

jeneraalcabaas

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Gaaray Kismaayo

18th October 2020 admin 0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga dalka Sarreeye Guuto Cabaas Amiin Cali  ayaa gaaray magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaasi oo ay kusoo dhoweeyeen saraakiil […]

deni

Madaxwaynaha Puntland oo ka warbixiyey safarkii uu ku tagay Imaaradka iyo Kenya

18th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Garoowe kadib safar uu ku tagay dalalka Kenya iyo Imaaradka. Madaxweyne […]

cumar

Gudoomiye Cumar Filish oo daah furay Qorshaha horumarinta waxbarashada Banaadir

18th October 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa daahfuray kulan lagu soo bandhigayay qorshaha waxbarashada gobolka Banaadir ee 5-Sano soo socoto.

qoorqoor

Beesha Mareexaan oo Qoorqoor Dhaliil kala dul dhacday

18th October 2020 admin 0

Beesha Mareexaan ayaa Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ku eedesay inuu baalmaray wax qaybsiga Beelaha Galmudug. Beesha oo shir ku qabatay Magaalada Caabudwaaq ayaa […]

jawaari

Gudoomiyihii hore Barlamaanka Soomaliya oo Gaaray Baydhabo

18th October 2020 admin 0

Waxaa Maanta baydhabo soo gaarey gudoomiyihii hore ee baarlamaanka soomaaliya Mohamed Sheikh Cusmaan Jawaarey waxaana baydhabo ku soo dhoweeyey gudoomiye kuxigeenka koowaad iyo labaad ee […]

Ciidan

Dowlada Soomaaliya oo Jowhar gaysay Ciidamo

18th October 2020 admin 0

Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamul Goboleedka Hirshabeele geysay Ciidanka gaarka u tababaran ee Haramcad. Magaaladaada Jowhar ayaa waxaa lagu […]

qoorqoor

Akhriso:Madaxwaynaha Galmudug oo magacaabay degmooyin Cusub

17th October 2020 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay 10 degmooyin oo ka tirsan Maamulka Galmudug. Degmooyinkaan Csuub ee uu magacaabay Madaxwaynaha Maamulka Galmudug Axmed […]

faraxxasan

Daawo:Xildhibaan Farax Xasan oo Xarun Caafimaad ku wareejiyey wasiirka Cafimaadka Galmudug

17th October 2020 admin 0

Xildhibaan Faarax Cabdi xasan oo ka mid ah Xubnaha Golaha shacabka Soomaaliyaa ayaa maanta wasiirka wasaarada caafimaad Galmudug Cabdiwali Jaamac ku wareejiyay Xaruuntii Caafimaad ee […]

Rooble

Rooble oo Maamul goboleedyada ka dalbaday in ay soo gudbiyaan Xubnaha ku matalaya doorashooyinka

17th October 2020 admin 0

Ra’iisul wasaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxda Dowlad-goboleedyada dalka ka dalbaday in ay soo gudbiyaan Xubnaha ku matalayada Guddiga doorashooyinka ee heer […]

wasiir

Dowladda Soomaaliya oo Talyaaniga la saxiixatay mashruuc lagu dhisayo Biyo xireenka Beledweyne

17th October 2020 admin 0

Mashruucan ayaa isugu jira dhisme biyo xireen, dayactirka Jiinka iyo kanaalada wabiga, si loo yareeyo khatarta fatahaad ee wabiga Shabelle ku sameeyo magaalada Beledweyne iyo […]

dil

Puntland oo Dil ku fulisay Nin Hooyaadii Dilay

17th October 2020 admin 0

Maxkamadda Sare ee maamul goboleedka soomaliyeed Puntland ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil ah ku fulisay nin horay dil uga geystay deegaanada Puntland. Maxkamada […]

odawaa

Sawiro:Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Gaaray Garbahaaray

17th October 2020 admin 0

Wafdi uu Hogaaminayo Taliyaha ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa yuusuf raage ayaa gaaray Degmada Garbahaarey ee xarunta Gobalka Gedo.

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes