Daawo:Xildhibaan Farax Xasan oo Xarun Caafimaad ku wareejiyey wasiirka Cafimaadka Galmudug

faraxxasan

Xildhibaan Faarax Cabdi xasan oo ka mid ah Xubnaha Golaha shacabka Soomaaliyaa ayaa maanta wasiirka wasaarada caafimaad Galmudug Cabdiwali Jaamac ku wareejiyay Xaruuntii Caafimaad ee ugu horaysay ee uu ka hirgaliyo deegaanka Gabille ee u dhaxeeyo Caabudwaaq iyo balanballe bulshada deegaanka looga faa’ideeyo.

Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad Cabdi Jaamac, wasiirka gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Makaawe Layloon iyo wasiir ku xigeenka wasaarada Tamarta iyo biyaha galmudug Daahir Salaad ayaa Madasha Xarig Jarka Xaruuntan caafimaad goobjoog ka ahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.