Rooble oo Maamul goboleedyada ka dalbaday in ay soo gudbiyaan Xubnaha ku matalaya doorashooyinka

Rooble

Ra’iisul wasaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxda Dowlad-goboleedyada dalka ka dalbaday in ay soo gudbiyaan Xubnaha ku matalayada Guddiga doorashooyinka ee heer Faderaal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.