Beesha Mareexaan oo Qoorqoor Dhaliil kala dul dhacday

qoorqoor

Beesha Mareexaan ayaa Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ku eedesay inuu baalmaray wax qaybsiga Beelaha Galmudug.

Beesha oo shir ku qabatay Magaalada Caabudwaaq ayaa waxay Sheegeen habka Madaxwayanaha Galmudug u magacaabay Degmooyinka Galmudug inaysan Cadaalad ku dhisnayn waxuuna si bareer ah uga tagay Magaalooyinka Bangeele, Barwaaqo iyo Dalsan oo ka tirsan gobolka galgaduud.

Shalay bay ahayd markii Madaxwaynaha Galmudug Magacaabay 10 Degmo ka tirsan Galmudug mana ahan markii u horaysay oo Beesha Maraexaan eedeyn usoo jeediyaan maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.