Gudoomiyihii hore Barlamaanka Soomaliya oo Gaaray Baydhabo

jawaari

Waxaa Maanta baydhabo soo gaarey gudoomiyihii hore ee baarlamaanka soomaaliya Mohamed Sheikh Cusmaan Jawaarey waxaana baydhabo ku soo dhoweeyey gudoomiye kuxigeenka koowaad iyo labaad ee baarlamaanka KGS.

Professor Jawaarey ayaa ka qeybgali doona furitaanka kalfadhigii 2aad ee baarlamaanka Koonfur galbeed soomaaliya kaas oo ka dhici doono Magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.