Puntland oo Dil ku fulisay Nin Hooyaadii Dilay

dil

Maxkamadda Sare ee maamul goboleedka soomaliyeed Puntland ayaa maanta oo Sabti ah xukun dil ah ku fulisay nin horay dil uga geystay deegaanada Puntland.

Maxkamada sare ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Faarax Cabdi Caagane oo 3 bil ka hor Hooyadii Xaawo Cabdulle ku dilay Deegaanka Jalam ee Gobolka Nuugaal Puntaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.