Daawo:Nabadoon Galayax oo lagu Caleemo saaray Caabudwaaq

ayaanle

Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacday Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay qayb galen qaybaha kala duwan ee bulshada taas oo lagu caleemo saarayey Nabadoon kamid noqonaya nabadoonada soomaliyeed.

Nabadoon Cabdicasiis Maxamuud Bootaan “Galayax” ayaa loo caleema saarey Nabadoonka Beesha Reer Faarax Diini .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.