Ra’iisalwasaare Rooble oo kualn mahadcelina u sameeyey Xildhibanada

rooble

Ra’iisul Wassaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay kulan uu uga mahadcelinayo sidii aan kala harka lahayn ee ay kalsoonida u siiyeen isaga Golihiisa wasiiradda iyo Barnaamijka xukumadda waxa uu u sameeyey Guddoonka iyo xildhibaanadda Golaha shacabka Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.