Sawiro:Ugaas Maxamed oo Booqday dhismaha wadada isku xirta saaxo iyo Kaxandhaale

Wado

Ugaas Mohamed Kayse Ugaas ayaa Booqday Dhismaha Wado isku Xirayso Degmada Saaxo puntland Soomaaliya iyo Santarka Kaxandhaalle degmada gallaadi ee Gobalka doollo oo bulshada deegaanadaas degto isku tashi ku dhisayso oo hada gabagabo ku dhow.

Ugaaska Maxamed ayaana ku baaqay in laga qayb qaato dhamaystirka dhismaha wadadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.