Sawiro:Boqor Burhaan oo Booqday Dekada Garacad

boqorka

Wafti Balaaran oo hogaaminaayo Boqor Burhaan Boqor Muuse, Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, Garaad Maxamed Cilmi Shirwac, Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire, Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise, Suldaan Maxamed Suldan Hurre iyo wufuuda la socota ee ku sugan deegaanka Garacad ayaa booqday dhismaha dekadda.

Boqor Burhaan iyo Isimada la socday ayaa waxay kormeen goobta ay ka socota dhismaha Dekada Garacad Taas oo gabagabo ku dhow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.