Puntland oo qirtay inay Dekada Boosaso ubaahan tahay Ciid Qaadis

boosaaso

Wasiirka Dekadaha Puntland Maxamed Cabdi Cismaan Majiino ayaa faah-faahin ka bixiyay hawlaha shaqo ee kasocota Dekeda Boosaaso iyo Sababta ay ugu soo xiran waayeen Markiib iyo Doonyo ku xaniban Bada.

Bada Dekada Boosaaso ayaa waxaa ku xaniban maraakiin iyo doonyo badan oo kuwaas oo dekada kusoo xiran waayey kadib markii dekada Boosaaso ay Ciid ka buuxsan tay, Shirka Dp world ee Maamusha Dekada Boosaaso waydiiday inay wax ka qabto ama Hormariso dekada Boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.