Sawiro:Uganda Airline oo Maanta Muqdisho duulimaadkeedii ka bilowday

uganda

Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ayaa waxaa soo cago dhigatay diyaaradda Uganda Airlines taas oo ka dhigan in duulimaadkeeda Muqdisho To Kampala uu dib u bilowday ka dib markii cudurka safmarka ah  COVID -19 uu dilaacay, isla markaana saameeyay socdaalka.

Shirkadda Uganda Airlines waxay sameeyn doontaa saddex maalmood oo ah duulimaadyadii caadiga ahaa ee Soomaaliya iyo Uganda oo istaagay bishii Maarso ee sanadkii 2020-kii markuu uu dillaacay safmarka Fayruska corona.

Uganda Airlines ayaa sameeyo doonta duulimaadyadeeda Muqdisho iyo Kampala maalmaha Axadda Talaadada iyo Khamiista.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.