Daawo:Bushada Jubbaland oo logu baaqay inay sameyaan Kacdoon Shacab

deni

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda wad hadal u dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland iyo Puntland waxaana ugu wayn ee lagu gorgortamayo waa Gobolak gedo sidii Ciidamada Dowlada looga Saari lahaa.

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdi M warsame Deeq faandhe ayaa Bulshada Jubbaland gaar ahaan kuwada Gedo ugu Baaqay inaysan Daawaan Wada hadalada Muqdisho kasocda Balse baldalkeeda sameeyaan Kacdoon shacab oo looga soo Horjeedo Axmed Madoobe Iyo Deni.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.