Dhageyso:Goodax Barre oo Puntland ugu Baaqay inaysan Siyaasadayn waxbarashada Puntland

bare

Siihayaha Wasiirka Waxbarashada XFS Cabdullaahi Goodax Barre oo ka hadlay qorshaha wasaaradda kaga aadan ardeyda wax ka barata iskuulaadka Puntland ee aan ka qeyb qaadan imtixaanka shahaadiga ah ayaa maamulka Puntland ugu baaqay in aan la siyaasadeyn imtixaanka iyo waxbarashada caruurta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.