Ciidamada Dowlada oo fashiliyey weerar Shabaab kusoo qaadeen Afgooye

dagaal

Ciidamada Xoogga Dalka oo qab-qabtay qaar kamid ah maleeshiyaadkii Al Shabaab ee soo weeraray saldhigyada ciidamada duleedka Dagmada Afgooye.

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa xalay soo weeraray difaacyada ciidamada Xoogga dalka Somaliya ee deegannada Sabiid Iyo Caanoole.

Ciidamada oo macluumaad horudhac ah ka heystay qorshaha weerar ee Al-Shabaab ayaa iska difaacay, qaarkood nolosha ayaa lagu qabtay, kuwana waa la dilay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.