Dowlada UK Oo Gadiid Ciidan ugu Deeqdey Taliska Qeybta 60aad ee Magaalada Baydhabo

ciidan

Dowlada Ingiriiska ayaa Gadiid Ciidan oo Kala Duwan waxay ugu Deeqdey Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xooga dalka soomaliyeed oo xaruntooda tahay Magaalada Baydhabo.

Dowlada Ingiriiska ayaa horay waxay u toobabartay Ciidamo kala duwan kuwaas oo kamid Noqonday Ciidamada ka hawgala Maamul Goboleedka soomaaliyeed ee Koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.