Sawiro:Kulan dhex maray Ugaas Maxamed iyo Wasiiro, Xildhibaano ka tirsanGalmudug

Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan galmudug ayaa hayga uu ka dagan yahay Caabudwaaq ku booqday Ugaaska Guud ee Beesha Sade Ugaas Mohamed Kayse.

Booqashada xubnahan ka tirsan galmudug ay ugu tageen Ugaas Maxamed Ugaas axmed ugaas faarax ayaa ahayd salaan iyo kala-warqaadasho.

Masuuliyiintaan ka tirsan Galmudug ayaa waxay degmada Caabudwaaq u joogeen shaqo la xariirta sidii Cabshuuraha Galmudug loo Habeen lahaa.

ugaas
galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.