Kenya oo xayiraad saartay 9 qof oo lagu eedeyey inay maalgaliyeen shabaab

kenya

Wasiirka arimaha gudaha Kenya CS Fred Matiangi ayaa amray in la xayiro hantida iyo lacagaha bangiyada ugu jira  9 muwaadin oo Kenya u dhashay kuwaas oo lala xiriirinayo argagaxisanimo.

Qoraal uu soo saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya Dr. Fred Okengo Matiang’i ayaa lagu sheegay in talaabadan lagu curyaaminayo shaqada argagaxisada

Dadka xayiraada la saaray ayaa kala ah, Halima Ali, Waleed Zein, Sheikh Boru, Mohammed Ali, Nuseiba Haji, Abdimajit Hassan, Mohammed Ali Abdi, Muktar Ali iyo Mire Elmi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.