Daawo:Dad loo soo qabtay Dilkii Wasiirkii Beeraha Hirshabeele

hirshabeele

Ciidamada Booliska magaalada Jowhar ayaa dad u qabqabtay dilkii wasiirkii beeraha Maamulka Hirshabeelle, Xildhibaan Cabdulqadir Karaaani oo dhawaan xilkaasi uu u magacaabay Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare kaas oo kooxo Hubaysan ku dileen Jawhar Xalay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.