Daawo:Fartaag oo iskaga Dhexyaacday Masuuliyada Dowlada iyo tan Axmed Madoobe

Fartaag

Senator Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa Dowladda Federaalka ah ku eedeeyey inay Dhibaato ka abuurtay gobolka Gedo, gaar ahaan Degmooyinka Baladxaawo, Doolow iyo Luuq.
SenaTor fartaag oo deegaan ahaan kasoo jeeda Gobo;lka Gedo ayaanan sanado tagin Gobolka Gedo inat badana Waxaa uu taageeraa madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe kaas oo hada ku xanuunsan Magaalada naiarobi ee caasumada Dalka Kenya

1 Comment

  1. Waa in gedo la hormariyaa xag amni oo ciidan booliis iyo daraawiish isugu jira loo dhisaa gaar ahaan ciidamadii 300 askari ahaa ee kheyre kala direy oo tababarku u soo dhamaadey xerada baardheere waa in la soo celiyaa, waa in mashruucyada waraabka ee beeraha wabiga jubba la hormariyaa , jidad laami casri ah oo degmooyinka gobolka oo dhan isku xiraa lasameeyaa inta dawladaan jirto la bilaabaa si dawlad kasta u sii hormariso taas baa keenaysa in aad markasta dadkaani siyaasada aan looga maarmin , isku filaanshana dhacdo oo aan laga faanin nin gaajeysan waa gun. Hadda goobihii waxbarashada waa la bilaabey waa arin wacn , intaa haddii la sameeyo fartaag iyo dani iyo iwm ah waa quusan. Waa gobol qaniya runtii. Ahmed madoobana ma idiin yeerin doono inshaa allah , wanilaahi tawfiiq.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.