Daawo:Dad ku dhaawacmay qaraxii Baladxaawo oo la keenay Muqdisho

isbitaal

Dad ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa la keenay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Dadkaan Dhawaac kasoo gaaray Qaraxii Baladxaawo ayaa waxaa isbitaalka ku Booqday Xildhibaano laga soo doorto Gobolka Gedo.

Dhanka kale maamulka Isbitaalka Madiina ayaa faah faahin ka bixiyay Xaalada dhaawacyada waxayna sheegeen in la kenay isbitaalka 11 Raga iyo Hal Dumara xaaladoodana ay soo wanaagsanaanayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.