Sawiro:Wasiiro iyo Xildhibaan ka tirsan Dowlada oo qarax lagu eegtay Gedo

doolow

Wafti Uu Horkacayo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowlada Fadaraalka Somaliya Mudane Cabdulaahi Goodax Bare, Islamarkaana ay Qeyb Ka Ahayeen, Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad, Wasiiro Xigeeno, Xildhibaano ayaa qarax lagula eegtay inta u dhaxeyso Degmooyinka Dollow iyo beled-xawo ee Gobolka Gedo.

Warar naga Soo gaaraya Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaliya inuu Dhawaac fudud kasoo gaaray qaraxaas.

Waftigaan ayaa Magaalooyin ka tirsan Gobolka Gedo waxay ka dhagax dhigeen xarumo waxbarasho.

doolow
doolow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.