Daawo:Gudoomiyihii Gobolka Banaadir oo Gaaray Dhuusamareeb

cumarfislih

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo galabta gaaray magaalada Dhuusa Mareeb ee Caasimadda Galdumug ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay madaxda dowlad goboleedka Galmudug.

Gudoomiye Cumar Filish ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey Madaxwayne Kuxigeenka galmudug Cali Daahir Ciid iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

Gudoomiye Cumar Filish ayaa ka qayb galaya shirka uga furmaya Madaxda Dowlada iyo maamul Goboleedyada Magaalada Dhuusamareeb.

https://www.facebook.com/watch/?v=306100917501859

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.