Akhriso:Puntland oo ku baaqday in Shirka Dhuusamareeb laga qayb galiyo Beesha Caalamka

deni

Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu sheegay maamulka Puntland Doonayo in shirka Dhuusaamareeb 3 laga soo qayb Galiyo beeshaa Caalamka iyo in la Magacaabo Raysawasaaraha Csusub ee Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.