Daawo:Guddoomiyaha Gacal oo ka qeyb galay doorashada iskaashatooyinka beeraleeyda Mudug

gacal

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur gacal ayaa koonfurta Gaalkcayo kaga qeyb galay kulan lagu dooranayey hogaanka iskaashatooyinka beeraleeyda koonfur Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.