Dhageyso:Juxaa oo Raali Galin ka baxshay Buug uu ku aflagaadeeyey Soomaalida

Juxaa

Cabdi Faarax Saciid (juxa) oo ka tirsanaa Jamhadii SSDF ee ka qayb qaadatay Dilkii Shacabka Soomaliyeed u gaysteen Taliskii Mingiste ee ka talinayey Dalka Itoobiya horayna wasiir uga noqday dowlada Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa Raali Galin ka baxshay Qoraal ku jiray buug uu qoray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.