Daawo:Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo ka warbixiyey Safarkiisa Muqdisho ku yimid

laftagareen

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa si weyn loogu so dhoweyey Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Madaxwaynaha Maamulka Koonfurgalbeed ayaa waxaa ka warbixiyey Safarkiisa uu ku yimid Caasumada Soomaaliya waxa uu ku saabsanaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.