Daawo:Fadlan ka qayb qaata Dhismaha Masjidka Magalada Garbahaaray

masjid

Masjidka Magaalada Garbohaarey ee Gobolka Gedo oo ka mid ah Goobaha Taarikhiga ah ayaa ah mid xiligaan burbursan kaas oo looga Baahan yahay Muslimiinta inay ka qayb qaataan Dhismihiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.