Xukun lagu riday Wariyihii Goob Joog ee ku been abuurtay Madaxwayne Farmaajo

Goobjoog

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta xukun ku riday Tifatiraha Warbaahinta Goobjoog ee Magaalada Muqdisho Cabdicasiis Axmed Gurbiye, kaasi oo bartiisa facebooga kusoo qorax in Madaxwayne Farmaajo qaatay Mashinka Neefsiga ee loogu talagalay dadka qaba Coranaha.

Wariye Gurbiye ayaa Maxkamada Gobolka banaadir saddex jeer kasoo muuqday iyadoo dacwadiisa ay martay marxalado kala duwan.

Maxkamadda Gobolka ayaa Tifatiraha Warbaahinta gobjoog ku xukuntay 6 Bilood oo xarig ah, waxaana Maxkamadda ay sheegtay in xukunka Cabdicasiis loo Cuskaday Qodobka 368 oo ah faafinta War been abuur ah kaas oo sal oyo raad lahayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.