Madaxwaynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Galti

qoorqoorcw

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Allaah Ha unaxariistee Marxuum Xildhibaan Axmed Sh.Yusuf (Galti).

Waxaan Tasci Tiiraanyo leh udirayaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Allaah ha unaxariistee Marxuum Xildhibaan Axmed Sh.Yusuf (Galti) oo maanta ku Geeriyooday Magaalada Moqdisho,
Marxuumku wuxuu ka mid ahaa Xildhibanada Baarlamaanka 2aad ee Galmudug.

Waxaan Allaah uga baryeynaa in uu Janadiisa Fardowso ka waraabiyo
Samir iyo iimana Allaah Hanaga wada siiyo Dhamaan Ehelada, Asxaabta, shacabka Iyo Xildhibanada iyo Dowlada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.