Xiliga la qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalada 8aad iyo 12aad oo la Shaaciyey

bare

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay ku shaacisay xiliga la bilaabayo qaadista imtixaanka shaadiga ee Fasalada 8aad iyo 12aad, kuwaasi oo qabsoomi doono horaanta bishan aynu ku jirno.

Hadaba halkan ka akhriso War-saxaafadeedka ay arrintaas Wasaaradda Waxbarashada uga hadlayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.