Daawo:Wasiirka Amniga Galmudug Fiqi oo Hub iyo Ciidan Balanbal kula wareegay

fiqiwww.gedotimes.com

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Wasirka Amniga Dowladda Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa la wareegay hub iyo gaadiid ay lahaayeen reer Balanballe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.