Daawo:Balanbale oo War saxafadeed ka soo saartay Fowdadii Wasiirka Qorshaynta Galmudug

balanbal

Maamulka iyo Bulshada Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa kulan ay yeesheen waxay war saxaafadeed kasoo saaren hadalo aan wanagsanayn oo Wasiirka qorshayanta Galmudug Cabdinaasir Geelle ka sheegay Magaalada Guriweel.

Wasiirka Qorshanta Galmudug Cabdinaasir Geele uu Magaalada Guriceel ka sheegay hadalo aan munaasib ahayn oo Qab yaaladeysan waxuuna ka reebay Degmada Balanbale ee Gobolka galgaduud mashaariic ay maan galinayso Midowga Yurub oo laga hirgalinayo Magaalooyinka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.