Daawo:Xoolo Tira Badan oo laga qaaday soomaliya oo Gaaray Sacuudiga

xoolo

Markab siday xoolo tiradoodu gaareyso 2091 neef oo geel ah oo laga qaaday dalka ayaa gaaray dekadda magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga tan iyo intii Somaaliya laga qaaday xayiraada xoolaha loo dhoofin jiray Suuqyada dalka Sacuudiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.