Akhriso:Gudoomiyaha Gobolka Gedo iyo labadiisa Kuxigeen oo la magacaabay

MACALIMU

Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddoomiyaha gobolka Gedo iyo labadiisa kuxigeen.

Wasiir ku xigeenka wasaarada Arimah gudaha Jubbaland ayaa dhawaan kasoo goostay Maamulka Jubbaland Waxuuna shir ku qabtay Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.