Dhageyso:Xasan Shiiq Dowlada waa inay natustaa cadaymo aan ku qanacno

xasan

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyo dib u dhaca markale ku yimid.

Xasan Sheekh ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan soo bandhigin Caddeymo muujinaya in diidmada Dowladda ee la xiriirta in dib loo dhigo dacwadda, maadaama saddex jeer dalab Kenya ka yimid loo baajiyay go’aanka ICJ.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.