Daawo:Shir looga soo Horjeedo Boobka iyo fowdada Galmudug oo ka dhacay Caabudwaaq

qoorqoor

Mid kamid ah beelaha daga magaalada Caabudwaaq oo u soo xirmay shir u socdey muddo shan maalmood kaas oo ay uga arrin sanayeen masiirka iyo mustaqbalka beeshaan.

Shirkaan ayaa looga hadlay Dulmiga ka Jira Galmudug iyo Colaada ay soo abaabulayaan Maxda Galamudug sida lagu sheegay war saxaafadeed kasoo baxay Shirka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.